Close

News

Update September 2016

Ciid Mubaarak Waxaan kuugu hambalyeyneynaa farxada maalmaha ciidul-Adxaa, waxaan rajeyneynaa in ciidaan teeda kale uu alle nagu gaarsiiyo barwaaqo iyo baraare. Taarikhda marka aay ku beegneyd 20/08/2016 waxaa xafiiska Fursad Fund ka dhacay kulanka golaha sare ee sanduuqa Fursad Fund iyagoo ka dooday isla markaana ansixiyay mashaariicda la fulin doono taas oo hawlwadeenada aay soo […]

Read More

Fursad Fund Executive Director “we’ve raised $41,000 dollars”

Agaasimaha Fursad Fund “ Waxan ururinnay $ 41,000 oo dollar Dadku waxaa ay soo codsan karaan maal gelin ganacsi”,(Wareysi) 29th August: Muqdisho-Mustaqbal Radio–Fursad fun waa sanduuq maaliyadeed oo loogu talagalay in lagu aruuriyo lacago ay bixiyaan qeyb ahaan bulshada si fursado  ganacsi, waxbarasho ,iyo shaqo abuur  loogu sameeyo  inta aanan heysan maalgalinta balse u diyaarsan […]

Read More

Update May 2016

Waxaan dhammaan deeq-bixiyeyaasheena ugu hambalyeynaynaa xuska maalinta shaqaalaha adduunka oo maanta oo Axad ah ku beegan. Waxaan sidoo kale bogaadineynaa inaad kamid noqoteen 5ta kun ee bartilmaameedka noo ah sanadkan koowaad . Muddadii labada bilood ahayd ee aan hawshan wadnay waxaa deeqbixiyeyaal noo noqday dad tiradoodu gaareyso 119 ruux oo lacago kasoo diray ilaa 12 […]

Read More

Social reconciliation and trust building

A major impediment to full recovery and statebuilding in Somalia is a serious trust deficit among the Somali people, emanating from the circumstances that led to the civil war, and the subsequent violent eruption of widespread disorder in 1991. Tens of thousands of people were killed and many others were raped in the worst phase […]

Read More

Job creation and poverty reduction

A fundamental source of conflict in Somalia is the widespread abject poverty and scarcity of resources. Unemployment hovers around 80% and the overwhelming majority of Somalis live under $1 a day. Nearly 70% of the Somali population is under the age of 30. Many of them are recruited into violent groups because they are unable […]

Read More

Education and infrastructure development

A proven strategy to economic development and social security is investment in education and infrastructure. Majority of Somalia’s large young population have never received formal education. And the limited number who receive formal education struggle to find meaningful jobs due to the poor economy. The lack of basic infrastructure (i.e. roads, clean water, reliable and […]

Read More