Close

4th February 2016

Job creation and poverty reduction

A fundamental source of conflict in Somalia is the widespread abject poverty and scarcity of resources. Unemployment hovers around 80% and the overwhelming majority of Somalis live under $1 a day. Nearly 70% of the Somali population is under the age of 30. Many of them are recruited into violent groups because they are unable to find sustainable opportunities.

The second target of the Project aims to gradually reduce poverty by investing in youth employment, vocational training, microfinance schemes and volunteer programs. The FGS will compliment this target with youth friendly policies, tax credits to companies that hire qualified young people and establishment of a National Volunteer Program. The private sector will compliment this target with facilitation of microfinance schemes.

Criteria will be set for those eligible for microfinancing, with special preference to the spouses of men and women in uniform (police, military and intelligence).

10 Comments on “Job creation and poverty reduction

A Mohamed
22nd February 2016 at 11:51 pm

AC, Fursad Fund

Waad mahadsan tihiin, Illaahay ha idinku guuleeyo meesha aad rabtaan in aad geysaan Soomaali hadii qeyr ugu jiro. Boggiina internet-ka ayaan booqday, mar aan helay qoraal ku saabsan Fursad Fund. Waxaan aad u jeclaystay markii aan maqlay Soomaali ayaa wax qabsanaysa, laakiin waxaan la yaabay in qoraalkiinu Ingiriis noqdo, dadka la rabo in lacagta laga qaado iyo kuwa wax loo qabanayo intaba ay yihiin kuwa luqadoodu Ingiriis aysan ahayn. Nin aan kheyr ku ogahay ayaan ka wada hadalnay sida luqadda Ingiriisku beryahan danbe dhiigga nooga gashay, wuxuu igu yiri sheekadan waa kuwii hore oo kale, iima uusan macneyn waxa uu ula jeeddo hadalkiisa, laakiin waxaan u qaaday in aysan ahayn mid wanaag badan in luqadda ingiriiska Soomaali wax loogu sheego. Qibradda aan leeyahay hadii aan ka hadlo, waxaan arday kasoo noqday seddax jaamacadood oo ku kala yaala seddax wadan, weli ma arkin wadan ama bulsho luqadoodii nacday. Waxaan idin kula talinayaa in luqadda Soomaaligu noqoto bogga ugu qoreeya website-ka, luqaddaha kalena ay noqdaan kuwo qofku uu doorto.

In dhamaan bulshada Soomaaliyeed ay fahmaan qoraalkiisa, iyo meesha aad wax u wadaan waa muhiim. Hadii kale qoraalkiinu wuxuu gaarayaa oo kaliya in yar, oo weliba laga yaabo in aadan waxba ka helin.
Mahadsanidiin

Fursad Fund
24th February 2016 at 9:40 pm

Af Soomaaliga waa udub dhexaadka Soomaalinimada, waana fulinaynaa taladan. Mahadsnaid

A Mohamed
24th February 2016 at 10:01 pm

Waad mahadsan tihiin, shaqadda aad heysaan waa mid laga rabo qof walba oo Soomaali ah. Arrin kale, waxaa loo baahan yahay qof go’aan ka qaata sawiradda aad isticmaalaysaan. Tusaalle ahaan wiilka dhalinyarada ah funaanadda uu wato waxaa ku qoran Play Boy. Sawirku wuu qurux badan yahay, laakiin Photoshop software haloo tirtiro, hadii lagu qori karo Fursad Fund waa qeyr. Tan kale, Soomaaligu ha noqdo Index page, Ingiriiskuna ha noqdo luqadd qofku doorto. Aniga iyo asxaabtayda lacagta waan bixineynaa. Intaas waa dhiiro
galin joogta noqon doonta. JazakaAllah.

abdiaziiz mohamed
27th February 2016 at 4:46 pm

waxaan umahad celinayaaa alle mahadii kadib dadka wada barnaamijkan fursad fund iyo hawl wadeenadeeda
waxaan leeyahay alle ha idin barakeeyo halkaa kahay

Maxamuud cabdi fitaax farax Ma'da
27th February 2016 at 4:57 pm

Dhabti Maamo maryan qaasin hadalkeeda VOA SOMALI ayaan ka maqlay sidaas darteed webstekaan ayaan soo galay kadib wixii ugunhoreeyey ee aan dhabii ka naxay waa Luuqada Englishka hadi aad hadana talada Maxamed qaadateen oo dhabti ah wiil mudan in lagu deydo waa dhamaan talada shacabka somaliyeed mahadsanidiin shqadiina waana idinku taageeri doonaa insha allaaah 10000000000000000%

mohamed hashi
3rd March 2016 at 4:07 am

Waa arin aad u muhiim ah oo aad loogu bahnaa waana ku mahad santihiin hawshan aad biloowdeen oo ah wadadii lagu midayn lahaa bulshada balaaran ee somaliyeed ee lakala go doonshay

Waxaan diyaar u ahay in aan ka midnoqdo deeq bixiyeyaasha oo aan ka dhigayo canshuurtii somali nimo laygu lahaa 26sano si aan u ahaado nin bixiya canshuurta dalkiisa lagu hormarinayo sida ay hoyaday iyo aabahay ay u bixin jireen

waxaan dhisayaa school kii wax lagu soo baray oo hada dunsan

mohamed hashi elmi

Abdullahi Ahmed Farah
31st March 2016 at 9:03 am

waxan rabaa ina ku soo biiro fursad fund plz waxaan sam infromation

deeq
20th May 2016 at 2:56 am

asc waan idinku amaanaya waana dhiiragalin wanaagsan in eey somaliya ayada isku tashato si eey hormarka gacanteeda ugu suubsato
mida kale waan jeclaay in aan wax badan ka fahmo micnaha iyo hadafka dhabta ah maxaa yeelay macluumadka waxaad ku soo qorteen luugada Englishka sas daraa deed macluumadka ma fariinta aad gudbineeysaan marka laga videowga in aan wax ka fahmoweey igu adkaatay gookla ha hiigsanoyo oo ladoonayo in uu bixiyo lacagta taakulada ah waxaan qayaasaya in uu yahahay muwaadinka somaliga sas daraadeed muwaadinka ma uusan fahmin fariinta waxaan cudasanaya in aad noogu soo qortaan macluumad luuqada somaliga idinka oo mahadsan waxaan rajeeynaya in aan ka qeeyb qaadan doono hoosha si wad jir ah

Comments are closed.